DEG DEG :WasiirKa amniga Jubbaland Oo Gaaray Kismaayo .

0
207

Wasiirka amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa  wararku sheegayaan ii uu goor dhawayd gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland.

Jubbaland TV  oo ku hadla afka Maamul Goboleedka Jubbaland  ayaa barta uu ku leeyhy social media   ku baahiyey in uu  wasiirka gaaray  kismayo.

Bilihii ugu dambeeyey  ayaa wasiirka amniga Jubbaland uu ku jiray gacanta Dowllada  Soomaaliya oo sheegday in dimbiyo loo heysto.

Wasiir Cabdirashiid ayaa 5 bilood ka hor dowladda federaalka Soomaaliya ku qabaday garoonka diyaaradaha ee magaalada .