Sheakh Shakir Oo Magacaabay Gudiga Dorashoyinka Galmudug.

0
218

Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug  Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magacaabay Guddiga farsamada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Magacaabey Guddigaas oo ka kooban 11 xubnood, waxaana lagu sheegay in uu ku saleysan yahay heshiiskii ay wada galeen Dowladda federaalka iyo Maamulka Galmudug.

Halkan Hose Ka Dalaco War-Saxafadedka.