Wasiir Caadle Oo Xilalkii Ka Qaaday Mas’uuliyiin Ka Tirsan Mamulka G/Hiiraan Kuwa Kalena Magacaabay.

0
228

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle, Maxamed Cali (Caadle) ayaa xilka qaadis ku sameeyey xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiir Caadle ayaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Hiiraan,Qaalid Bashiir Macalin, guuddoomiyaha degmada Beledweyne, Maxamed Axmed foodcade iyo guddoomiyaha degmada Maxaas.

Sidoo kale digreetadan ayaa lagu magacaabay mas’uuliyiin kale, kuwaas oo bedalaya kuwa xilalka laga qaaday.