Muqdisho: Qarax Lala Eegtay Ciidamo Talyaani Ah.

0
228

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in qarax ismaadiin ah lala eegtay ciidamo Talyaani ah oo marayay waddo ku taal halkaas.

Ugu yaraan 1 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay qaraxaas halka 2 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen markii weerarka lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo ay saarnaayeen militariga Talyaaniga.

Warar ayaa sheegaya in markii uu qaraxa dhacayay in ciidammada Talyaaniga ay kasoo baxeen xarunta Xalane, waxay ku wajahnaayeen xarunta wasaaradda gaashandhigga