Musharaxiinta Mucaaradka Jubbaland Oo Madaxweyne U Doortay C/Rashiid Xidig

0
279

Musharraxiinta mucaaradka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay doorteen madaxweyne cusub. Waxay xilka u dhaariyeen Cabdiraashid Xidig.

Waxay taas imaaneysaa iyadoo Axmed Madoobe mar kale loo doortay xilkaas.

Hannaanka doorashada jubbaland ayaa ahaa mid aad la isugu khilaafay. beesha caalamka waxay dhinacyada ishaya ka dalbadeen in ay ka fogaadan wax kastoo rabsho sababi kara.

Jahwareerka Siyaasadeed Ee Jubbaland ayaa Noqonaya Mid sii Xoogeysta Madaama Dhinacyada Is Khilaafsan Midkastaaba uu Doorray Islamarkaana Dhaariye Madaxweyne.