Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland Axmed “Karaash” Oo Ka Hor-Yimid Gudiga Doorashada Puntiland.

0
293
Axmed Karaash Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Ka horymid Gudigii Doorashadda Maamulka Puntiland ee uu shalay dhaneystiray Magacaabistooda Madaxweynaha Puntiland  Saciid Cabdullaahi Deni.

Karaash waxaa uu sheegay in Madaxweynuhu uusan Habayaraatee Kala Tashan Magacaabista Guddigan oo uu isagu iskii in umagacaabay.