G/Baarlamaanka Puntiland Oo Magacaabay 4-Xubnood Oo Kamid Ah Gudiga Doorashooyinka Puntiland.

0
269

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhooba-daareed ayaa digreeto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay 4 xubnood oo ka mid noqon doono gudigga doorashooyinka Puntland.

Xubnahaan ayaa kala ah:-

1: Guuleed Saalax Bare. Guuleed horay waxa uu usoo noqday Wasiir, waana maamulaha mahchadka SIDRA.

2: Jaamac Xirsi Faarax

3: Xafso Salaad Maxamed

4: Cabsirisaaq Axmed Saciid

Waxaa dhiman xubnihii uu soo magacaabi lahaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni kuwaas oo dhamaystiri doona xubnaha Gudigga Dooraashooyinka Puntland.