XFS Oo Mahacawday Gudi Gurmad U Sameeya Dhawacyadii Qaraxii Xarunta G/Banaadir.

0
258

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

HALKAN HOSE KA DALACO WAR-SAXAFADEDKA