(Akhriso): Barlamaanka Puntiland Oo Mooshin U Gudbiyey Gudonka Sare Ee Barlamaankaasi.

0
284

Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Maamulka Puntiland ayaa Gudoonka Sare ee Barlamaankaasi U Gudbiyey Mooshin ay ka keeneen Maxkamadda Sare ee Puntiland.

Xildhibaanadda Mooshinka Ku Saxiixnaa ayaa Qoraalkooda ku sheegay In Maxkamada Sare ee Puntiland aysan U Cadaalad Falin Bulshadda Deegaanada Puntiland ku dhaqan oo ay Mas’uuliyadi Ka Saarantahay Ukhidmeyntooda.

HALKAN HOOSE KA DAALACO MOOSHINKA LOO GUDBIYEY GUDOONKA SARE EE B/PUNTILAND.