Puntland:- Maamulka G/Mudug Oo Amaro Adag Duldhigay Hoteelada Gobolkaas.

0
281

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Maamulku uusan Ogolaan doonon Shirarka Lagu qabanayo Hoteeladda Hobolka Kuyaala ee aan Ogolaanshiyaha Looga Heysan Madaxda Gobolka.

Waxaa uu Sheegay in Hoteelkii lagu qabta shir oo aysan Ogeyn ama Fasax aan Heysan uu Maamulka Gobolku uu ka qaadi doono Talaabo Cad.

HALKAN HOOSE KA DAALACO WARSAXAAFADEEDKA.

Hdalaka Ka soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntiland ayaa kusoo aadaya iyadda oo maalin ka hor Madaxweynaha Maamulka Pintiland Saciid Cabdulaahi Deni uu sheegay in Duminta Maamulkiisa Loo adegsanayo dhalinyaradda.