VIDEO:- Axmed Madoobe Oo Ka Shifay Sababaha Fashiliyey Shirkii Garoowe.

0
408

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kahadlay Shirkii Dhawaan Fashilka kusoo idlaaday ee ka dhacay Garoowe iyo sababaha Natiijo la’aanta soo dedejiyey.

Axmed Madoobe waxaa kaloo uu ka hadlay Faragalinta Arimaha Doorashooyinka jubbaland  oo ay ku heyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka Daawo Video-ga.