Muslimiinta Jasiirada Malta Oo Cambareeye Toogashadii Shalay Ka Dhacday Boosaaso.

0
331
Jasiirada Malta.

Muslimiinta Kunool Jasiiradda Malta ayaa Si kulul u cambaareeye Dilka Muwaadin u dhashay Dalkaasi loogu geestay Magaaladda Boosaaso.

Ruux Hubeysan ayaa Shalay Magaalada Boosaaso Ku Toogtay Madaxii Shirkadda DP-WORLD uqaabolsanaa Dekeda Magaaladaasi.

Golaha Muslimiinta Malta ayaa Qoraal ay soo saareen Ku Cambaareeyey Dilkaasi iyagga oo sheegay in Falkaa uu ahaa mid Wuxuushnimo ah.

Qoraalkooda waxaa lagu sheegay in ay Muhim tahay in Calaadaladda Loo helo Paul islamarkaana Cadaaladda Lamariyo Shaqsigii Dilka Geestay iyo Maskaxdii ka ddambeysayba.

Dagaalyahanadda Xarakadda Al-Shabaab ayaa Sheegtay Mas’uuliyadda Dilka Sargaalkan Katirsana Shirkadda DP-WORLD oo ka Howlgalaye Dekedda Magaaladda Boosaaso.