Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Shabellaha Dhexe.

0
326

Wararka aynu ka heleyno Deegaanka Ceelbaraf oo Hoos taga Degmedda Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in Markale Maanta uu halkaa Dib uga qarxay Dagaal u duexeeya Labo beelood oo walaalo ah.

Dirirtan oo dhowr jeer oo hore kusoo laqblaabatay Tuulooyin hoostaga Deegaanka Ceel-Baraf.

Dadka Deegaanka ayaa Muujinaya walwal xoogan oo ku aadan dagaalkan markale dib u qarxay.

Waxaa soconaya Dadaalo xal loogu raadinayo dirirtan iyadda oo ay sameynayaan Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabelle iyo kan gobolka Shabellaha Dhexe iyo sidookale Waxgaradka iyo odayaasha Dhaqanka.

Dhowr jeer oo hore waxaa guul dareestay Heshiisyo lakala dhex dhigay labada dhinac.

Wixii wararkaasi kusoo kordhaa kala soco Gargaar.net.