Hirshabelle Oo Xilalka Ka Qaaday Gudoomiye Yaasha Buulo-Burde iyo Jalalaqsi.

0
304

Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle ayaa Xilalka Kaqaaday Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Buulo-burde iyo Jalalaqsi oo Katirsan Gobolka Hiiraan iyo Qaarkamida Ku Xigeenadooda.

Qoraal Kasoo Baxay Maamulkaasi oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu Sheegay in Madaxdan Xilka Laga qaaday islamarkaana Lagu Magacaabay Bedelkooda.

Halkan Hoose Ka Daalaco Warsaxaafadeedka.