Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Deegaanka Mooyaale. –Gargaar.net

0
301

Wararka aynu Kaheleyno Deegaanka Mooyaale ayaa Sheegaya in Markale Saakay Dagaal uu ku dhex maray Maleeshiyaad kala Taabacsan Oramada iyo Soomaali.

Deegaanka Mooyaale ayaa ah Deegaan Dhaca Xadka ay wadaagaan Dalalka Ethobia iyo Kenya.

Waxaa Deegaanka kuwada Nool Dad kasoo jeeda Qowmiyadda Oramada iyo Dad Soomaaliyeed kuwaasi oo dhowr jeer oo hore Dagaal uu halkaa ku dhexmaray.

Malaba dhinac ayaa isku haya Lahaanshiyaha Deegaanka sida Wararku aynagu soo gaarayaan.

Inta laxaqiijiyey ilaa Sedex Ruux oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyootay Dagaal Culus oo Jimcaha Maanta ah Deegaanka Dib uga qarxay.

Milatariga Ethobia Oo Xasuuqay Dad Rayid Ah.

Dhowr jeer Oo Hore Ciidamo Ethobian ah ayaa Dad Rayid ah Hore Ugu Xasuuqay Dad Rayid ah iyadda oo aysan Jirin Cid ka hadashay Xasuuqyadaa Foosha Xun oo ay Shacabka ugeesanayaan Militaarka Ethobia.