Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Waa Gardaro Cad Falkii Maanta Ka Dhacay Beydhabo”

0
347
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi-Shakuur Warsame.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi-Shakuur Warsame.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Waxaa uu ka hadlay Dhacdadii Maanta Ciidamo katirsan Kuwa Dowladda Ethobia ay ku Kaxeysteen Musharax Sheakh Mukhtaar Rooboow Cali “Abu-Mansuur”.

Waxaa uu Sheegay in Dhacdadaa ay Tahay Mid Gardaro ah oo lamida Weeraradii Lagu Qaaday Hoglygiisa iyo Hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Halkan Hoose Ka Daalaco Qoraalka Uu Siyaasigan Soo Dhigay Bogiisa Facebooka.