DEG DEG: Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ka Shirsan Mooshinka Farmaajo.

0
392

War Deg deg ah oo Haatan Naga soo gaarayo Villa Hargeysa Ayaa Sheegaya in Mudaneyaal Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Ay haatan ku shirsan Yihiin Halkaasi.

Inkabadan 130-Mudane Baarlamaanka iyo Labada Gudoomiye ku xigeen ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lasoo sheegayaa in Haatan ay ka shirsan yihiin Soo Jeedinta Uu qabtay Gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Mursal.

Xubnaha Shirkan ka qeybgalaya ayaa ah kaliya Xubnaha Diidan Mooshinkan oo sharci daro u arka.

Midkamida Xubnahaasi oo Qoraal kooban Soo dhigay Boggiisa Twiterka ayaa Yiri Sidan.