NISA Oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Labo Xunod Oo Katirsan Al-Shabaab iyo Saanad Ciidan.

0
469

Ciidamadda Hey’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Gacanta kusoo Dhigay Labo Xubnood oo katirsan Xarakadda Al-Shabaab.

NISA ma aysan Sheegin Magacyada Labada Xubnood Balse waxaa ay sheegeen in Ciidamadda oo Howlagal Qorsheysan ka Fuliyey Xarunta Xizbada Al-Shabaab  ee saniib Caanoole in lagu soo qabtay Labada Xubin, Walxa qarxa iyo Saanad Milatari.

Al-Shabaab Dhankooda kama aysan hadlin sheegashadda Hey’adda Nabad sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka.

Halkan Hoose Ka Daalaco Qoraalka Kooban Ee NISA.