ASkari Horay UDilay Qof Shacab ah oo Dil la ku Fuliyey

0
329

Maxkamada Ciidamadda Qalabka Sida  ayaa  dil Toogasho ku Fulisay Askari ka tirsan Ciidamadda Booliska  oo Qofka Shacab ah ku dilay Afkooyo .

Askarika Katirsanaa Ciidamadda Booliska oo dilka lagu fuliyey  ayaa laku Magacaabi  jiray Axmed Cabdi Moodey Waxoona Bishii May Sanadkii 2016  ku dilay Degmada Afkooye Qof Shacab ah oo lagu magacaaabi jiray Maxamed Cali Cabdale.

Ma ahan markii u horeysay ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay xukuno dil ku fuliso askar ka tirsan Ciidamada dowladda.

W/Q; Cabdi qani Cumar Xasan