DHageyso ;Shiikh Nuur oo ka Hadlay Miino Loo say Wafdi oo lasocday

0
305

Shiikh Nuur Baaruud Gurxan  oo ka tirsan Culimada Soomaaliyeed Islamarkaana Xubin ka ah Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa Sheegay in Wafdi Isugu jira Guddiga  Gurmadka Abaaraha ,Saraakiil  ka tirsan Dowladda Imaaraadka Carabta ,Maamulka Gobalka Banaadir oo maraayey Duleedka Magaalada  Muqdisho  Deegaanka Sarkuusta oo laa dhigay  Qarax Miino  Gaariyad ay wateen  .

‘’Haah waa jiraa Qaraxa waxaa uu ahaa Miino la dhigay Wadada dhinaceeda,waxaa uu Burbur ka soo gaaray Gaari aan wadanay, Ma jirto Cid wax ku noqotay”ayuu yiri  Sheekh Nuur.

Shiikh in Qaraxa oo Haleelay Mid kamida Gaariyada ay Wateen .Balse Cidna Wax ku Noqon

Wafddiga ayaa Baajiyey Safarkoodi ay ka amba baxeen Caasimda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho , iyadoo ay ujeedeen karas baaleey waxaana Dagan Boqolaal Qoys oo soo barakacay

HAL KAAN KA KA DHAGEYSO

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan