War Dag dag ah ;Hoobiyayaal Ku Soo Dhacay Xaafado ka Tirsan Dagmada Holwadaag Daawo [Sawiro]

0
440

Hobiyaal ayaa ku Soo dhacay Xaafado kamid ah Dagmada Holwadaag ee Magaaladda Muqdisho ,Waxeena ku gala dhaceen  Schoolka Xasan Qariidi iyo Xaafada Shanta Geed .

Hoobiyaha ku soo Dhacay  iskuulka Xasan Qariidi  ayaa ku dhimatay Gabar yar  Dad kalane  Weyku dhaawacmeen .iyadow  Xaafada  Shanta  Geed ayaa ku dhimtay Hal qof ,tiro kalane wey ku dhaawaacmeen .

Diradda ku dhimatey ayaa Gaaraya Labo Qof , iyadoo in kabadan 10 kalane wey ku dhaawac meen Dadka ku dhimtay Ayaa ubadnaa Haween iyo Caruur .

16-kii Bishaan ayey aheyd Markii Hoobiyaal laga dhex tuuray Degmada Wadajir,waxaana la dilay Labo Nin oo Hoobiyaashaas Tuurayay.

 

W/Q;Mooliid C/Laahi Xuseen  ” injineerka”