War Deg Deg ah:-M/weynaha K/Cagta Qaaradda Afrika oo loo diiday inuu galo Stadium Muqdisho

0
312
<> on August 15, 2011 in Mogadishu, Somalia.

Ciidamada Amisom  AYaa Maanta   hor isdaagag Madaxweynaha k/Cagda Xiriirka Qaarada AFrika Mr Axmed ,Wasiirka Amnika, Wasiirka Difaaca,Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya  iyo Mas,uuliyiin Katirsan Dowladda Soomaaliya  oo doonaye in ay booqdaan Garoonka K/cagta ee Stadium Muqdishu oo ay Xarun utahay Ciidamada Amison .

Madaxweynaha  Soomaaaliya  Maxamed C/laah i Maxamed  Farmaajo   ayaa markii Dambe Arintaan Soo Fara geliyey Asikoona u amray in ay booqdaan wafdiga  Garoonka k/Cagda ee stadium Muqdisho .

Wafdiga oo kamid ahaa Madaxweynaha K/Cagta Qaarada Afrika ayaa dib ugu soo laabtay Garoonka  Stadium Muqdisho kadib markii ay udiideen Ciidamada Amisom  in ay Booqdaan Garoonka .

Ujeedka ka dambeeya ee Ciidamada AMISOM ay u diideen in Kormeer lagu sameeyo Stadium Muqisho ayaan la ogeyn,mana jirto wax war ah oo ka soo baxay AMISOM.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan