Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Dowladd Gobaleedyada Dalka oo soo Dhamaatay

0
341

Shirkii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Dowladd Gobaleedyada  Dalka ayaa Maanta lagu soo gaba gabeeyey Madaxdooyada   Soomaaliya ,waxaana looga hadlay  Arimo Badan.

Qodobada looga hadlay axaa ka mid ahaa Abaaraha ka jira Dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa looguna gurman lahaa dadka ay Abaartu la dagtay iyo sidoo kale in la sameeyo Qorshe Ciidan Qaran oo mideysan si loo furo adooyinka Xiran islamarkaana Dadka loo gaarsiiyo Gurmad Deg deg ah

Waxaa Sidoo kale Looga Hadlay Shirka Madaxda Qaranka iyo Maamul Gobaleedyada Dalka  in la adkeeyo Dagaalka Al-Shabaab lagula jiro ,Waxaana Lagu Taageeray  Shirka Wada-hadalka Galmudug iyo Ahlusun.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan