Wasiirka Difaaca oo lacag ku doon siiyey Guddiga Abaaraha

0
346
?????????????

Wasiirka Difaaca Xukuumadda  Soomaaliya  ayaa manta Gurmadaka Abaaraha Soomaaliya  ku Wareejiye  lacag dhan  51,000 oo doolarka Mareekanka ,Iyadoona  lacagtaasi laga soo aruuriye Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo ay ka soo jareen  Mushaaraadakooda .

Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa Sheegeen in ay tahay wax lagu Farxo Ciidanka  Xooga Dalka Soomaaliya  Mushaaraad kooda Qeyb kamid ah ugu Deeqeen Dadka ee Abaaraha  Saameesay

Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka oo Mudo aad u badan aan qaadan Wax Mushaar ah ay hadda diyaar u yihiin in ay is garab istaagaan Shacabka Soomaaliyeed ee Abaarta Sima ay la degtay.

W/Q; Cabdi qani Cumar Xasan