Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la Shiri doono Madaaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Dalka

0
340

Maxamed C/laahi  Maxamed Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa maanta La Shiri doono Madaxweynayaasha  Maamul Goboledyada  Dalka waxaa ka mida C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland,Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland,Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxweynaha Koofur Galbeed, Cali C/llaahi Cosoble Madaxeynaha Hirshabelle iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey.

Madaxweyne Faramaajo  Iyo  Maamul Goboleedyada dalka ayaa ka sheegee san doona Shirka ugu Dhicidoono Soomaalida  Magaalada Landon ee Wadanka INgiriiska Bisha Soo socoda ee May.

Madaxweynaha Dowladda Fitiraalka  Soomaaliya ayaa markiisa uku horeesay lakul midoona Maamul Gobaleedyada Dalka  ,ASikoona Ku Qaabili doono Madaxdooyada Fila Soomaaliya.

W/Q; Cabdi qani Cumar xasan