Maamulka Cusub EE Gobalka Banaadir oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
416

Taabid Cabdi Maxamed oo dhawaan loo magacaaway Maamulka cusub ee Gobalka Banaadir ayaa Maant yimid Magaalada Muqdisho ,Waxoona kasoo dagay Garoonka diyaarada Aadan Cade ee magaalada Muqdisho,iyadoona ay kusoo dhaweyeen mas,uuliyiin katirsan labada Gole.

GUddomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada xamar  ugu baaqay in ay la shaqeyaan Maamulka Gobalka Banaadir si loo xasiliyo Amaanka Magaaladda Muqdis.

 

W/Q;Cabdi Cumar Xasan