Gabar Qabsatay dareen Shacabka koonfur Afrika oo geeriyootay Daawo ”Sawiro”

0
387
In this photo taken Wednesday, Aug. 24, 2011, progeria sufferer Ontlametse Phalatse stands on a desk surrounded by her classmates at the Lorato Primary School in Hebron, near Pretoria, South Africa. 12-year-old Phalatse, who resembles an ageing woman, is the only known black female born with the extremely rare premature ageing disease. Twice a year Phalatse flies to Boston University's Progeria Research Foundation in the U.S. where scientists are trying to find a cure for the condition. (AP Photo/Denis Farrell)

Takhaatiirta  Koonfur afrika ayaa sheegeen in aysan noolaan doonin  Gabadhan  ontlametse wax kabadan 14 Sano,Madaxweynaha Koonfur afrika ayaa kamid ahaa dadka udaxsiyeeye Qooska ay ka baxtay  Gabadha.

Waxoona ku Tilmaamay in ay tahaay’’ILmihii gaarka ahaa ee koon fur AFrika ‘’sidoo kale Gabadhaan Qoyskeeda iyo asxaabteedaba waxa ay u naaneys i jireen ‘’Marwada Koowaad’’

Xasa yeeshee ontlemetse ayaa jecleyd Nolash Waxeyna u nooleed si Xayi ah marna laga madaremeyn in ay ku dhaladay Xaalada aan caadi aheyn .

Madaxeynaha Koonfur afrika ayaa ka qeyb kalay Munaasabadii ugu dambeesay  ay u dabaaldageysay  Gabadhaan 18 sano jirka ah ,waxoona uu ubalan qaaday in oo sii doono baabuur.

Gabadhaan ayaa magaca Marwada Koowaad ay ku qaadatay iyadoo ahayd Haweeney Madow ah ee uu cudurka ku dhacay Dalka koonfur afrika .

Gabadhani ayaa markii ay dhalatay waxa ay ahayd qof caadi ah sida ay Sheegtay Hooyadeed marka ay sanad jirsatay  ayaa laka dareemay in aysan caadi ahayn  WIjikeedana oo noqtay sida Qof da,ah

Ontlametse ayaa ardeyda Fasalka la dhigda ay ugu shakiyeen  in ay qabto H/V oo ahaa cudur aad uku badan Dalka Koonfur Afrika .

Aabaheed ayaa ka cararay qooskiisa markii ay sadax sano jirtay balse Hooyadey ayaa ku soo dadaashay iyadoo ageesay  dugsi markii eel ix sano jir

 

 

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan