Madaxweynaha Somaaliya iyo RA,iisul wasaaraha oo ku sugan Holka Munaasabada EE ka Socodo

0
397

Munaasabadda 12 April ee  Sanad Guuradii  57 AAD kasoo wareegatay  Markii midibadda loo daagay     Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa Haadan si Toos ah uku socodo Xarun Wasaarada GaashaanDhigga .

Mas,uuliyeen Ka  socoda Dowladda Soomaaliya oo Hogaaminayo Madaxweyne Maxamed C/laahi  Maxamed [ Farmaajo] iyo Ra,iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Xiran libiska Ciidanka  Militirika,Waxaan sidoo kale ka qeyb galaya Ra,iisul Wasaare ku xigeenka,Wasiiro ,Xildhibaano ,Taliyayaalsha Ciidama  iyo Saraakiil .

Amaanka ayaa si aad ah loo Adkeeyey ,iyadoona La xiray Wadooyin Dhoor ah oo ku yaala  Magaalada muqdisho ,Waxaana  xaadir ku ah Ciidamo iyo Gaadiiyo Dagaal .

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra,iisul wasaare Kheyre oo xiran Dharka Ciidanka Xooga Dalka  Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay jeedin doonaa Khudbad ee ugu Hadlayaan Munaasabdda ee maalinta Ciidanka  Xooga dalka  Soomaaliya .

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa 12 April Naqo neysa  Markii uku horoosey oo kasoo qeyb galay Munaasadda Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan