Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta U Dabaal-degeya 57-Sano Guuradii Kasoo Wareegatay Markii La Unkay

0
441

ciidanka xooga dalka soomaaliya ayaa maanta udabaal degeya sanad guuradda 57-aad ee kasoo wareegatay markii la aas-aasay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.

munaasabad weyn oo lagu maamuusayo umurtan ayaa la filayaa in siweyn loogu qabto magaladda muqdisho taasi oo la filayo in uu ka qeyb galo madaxweynaha soomaaliya Maxamd Cabdullahi Farmaajo.

sidookale mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federalka somaliya ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan munasabadda wakiiladda besha caalamka iyo xubno kal ayaa iyana lagu wadaa.

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Halkaa ay kusoo bandhigaan Dhoolatus Ciidan.