Dagaal Kasocdo G/ Shabeelada Xoose

0
351

Wararka ka imaanaya deegaanada  Boofoow iyo kabtanlaas ee G/shabeelaha  Xoose

Ayaa laku soo waramayaa in oo haadan  kasocdo Dagaal udhaxeeyo Ciidamada Militarika iyo Al –shabaab

 

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Milatarika Dowladda Soomaliya

Ee weerar ku qaadeen  xarumo  Al-Shabaab  ay kuleeyihiin degaanadaasi

Waxaana Dadka Degaanka  ee Tilmaameen in ay maqlayaan Jug hoogan

ee labada dhinac is ku adeegsanayaan .

 

Degaanada haadan dagaalka  ka socdo ayaa udhaw degaanka Janaale

Oo haadan ee maamulaan dagaalamayaasha  Al-shabaab.

 

Wali macada  khasaaraha ka dhashay Dagaalka k asocdo G/shabeelada xoose ee u dhxeeyo  ciidamada  milatarika soomaaliya iyo ku  xaraka  Al –shabaab.

 

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan