Xaaladda Tuulooyinka Hoostaka Degmada Balcad oo Saakay Degan

0
458

Wararka ka imaanaya Tuulooyin hoosyimaada Degmada Balcad ee  Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Shalay ay ku dagaalameen Maleeshiyo Beeleedyo  Hubeysan ayaa sheegaya in Saakay Xaaladeedu ayTahay Mid  degen .

Waxaa socota Waan-waan lagu xalinayo Maleeshiyada ku Dagaalamay Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Balcad ee Gobolkaasi.

Mid kamida Maleeshiyaadka Dagaalamay ayaa  Shalay  waxee Dab  qabad siiyeen Tuulo lagu Magacaabo Jameeco Misra oo ku taalla Koofurta Degmada Ba  

 

W/Q; Cabdi qani Cumar Xasan ” Maan qaboojiye ”