Wabiga Shabelle Oo Biyo Keenay Iyo Beeraleyda Oo Isku Diyaarinaya Tacab.

0
365

Wabigga shabelle ee mara qeebo kamida goboladda dalka Soomaaliya gaar ahaan goboladda shabelooyinka ayaa lagu soo waramayaa in uu biyo keenay iyada oo dadka beraleyda ahna ay isku diyaarinayaan in ay tacab abuurtaan.

Waxaana arintan ay imaaneysaa xilli abaar xogan ay dhawanahan kajirtay goboladda dalka taa oo sameysay dadka iyo dunyada.