DAAWO: MUUQAAL:- Nin 50-Sano Gacantiisa Kor U Taagaye Omar Faraati

0
224

Waxan Idinla Wadaagayaa Muuqaal Aynu Kaga Hadleeno Nin Mudo 50-Sano ah Gacantiisa Kor Utaagaye Ilaa Xubintii ay Shaqadii Gebto oo ay Noqoto Mid Qalalan.

Waa Omar Faraati Oo ah Wadaad Diinta Hinduuga Heysta Oo Kunool Dalkaasi waxaana uu sheegay in Sababta uu usameynayo Arintan ay Tahay weynenta Ilaaha uu isagu Aaminsan yahay iyo Nabada Iyo Wada Noolaanshiyaha Aawadeed.

Hadaba Halkan Hoose Ka Soo Daawo Muuwaalka.