Walaaltinimadu Waa Hadiyad Waqtigeedu Yaryahay

0
51

Walaaltinimadu Waa Hadiyad Uu Waqtigeedu Gaaban Yahay.

Jaceylka u dhexeeya Wiil iyo Gabadh Walaalo ah Oo Wada Dhashay Waa Mid Kamida Kuwa Ugu Qotadheer uguna Darajada Sareeya Shucuurta Dareenka Bini’aadamka.

Xeriiri Walaalkaa Ama Walaashaa Walaal.

Walaaltinimadu Waa Hadiyad Uu Waqtigeedu Yar yahay ee Aan Ka Faa’ideysano ka faa’ideysi Bey inaga Rabtaa ileene.

Qiimaha Walaaltinimadu Maaha ka hadal un Lagu soo Koobi karo oo qura ama Xitaa Dareenka U dhexeeyo Labada Ruux ee wada Dhashay maaha Mid Qiyaas ama Tusaalen Kaliya qofka Lagu Dareensiin karo.

Walaalkaa Oo aad Xasida ama Cuqdad Aad u qaadaa maxay ka dhigan tahay waakan Sheakh Mustafa Xaaji ismaaciil Haaruun oo Ka Hadlaya Qiimaha Ay leedahay Walaalyinimada.

Hadaba Walaltinimadu Waa Hadiyad aysan Nasiib u helin Cid kasta Marka Aynu Noqono kuwii Kawada Faa’ideystay Hadiyadaa Qiimaha Badan ee Rabigeen Nagu Maneestay.