Puntiland: Wasiiro Laga Helay Caabuqa COVID-19

0
206

Wararka ku saabsan Corona Virus ee ka imaanaya deegaannada Puntland ayaa sheegaya in xaaladaha rasmiga ah ee la ogyahay ay iminka marayaan 59 xaaladood.

Waxaana soo baxaya in dadkaas xanuunka laga helay ay kujiraan laba wasiir oo ka tirsan wasiirrada dawlad godobeedka Puntland.

Wariye-Yaasheena Ku Sugan Garoowe iyo Deegaanada Puntiland ayaa Soo Sheegaya in Tirada Dadka Laga Helayo Caabuqa CORONAVIRUS Ee Deegaanada Puntiland ay Sii kordheysoMaalinba Maalinta Ka Dambeysa.

Haddaba xaaladooda iyo sida loola tacaalaya wasiirradaas iyo guud ahaan kiisaska xanuunka Corona virus ee gobollada ee Puntland waxaan Idinkuugu Soo Gudbin Doonnaa Wararkeena Dambe Insha’allah.