Dad U Geeriyooday Xanuun La Garan La’yahay DDSI.

0
125

Wararka naga soo gaaraya gobolka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in lagu arkay xanuun la garan la’yahay oo dadka dhiig ay ka keenayaan sanka iyo afka, kadibna ay dhimanayaan.

Xanuunkaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay wasaqda ceelaha shidaalka ee uu shiinaha ka qodayo halkaasi.

Sidoo kale xanuunka ayaa ku sii faahafay tuulooyin dhowr ah oo ku dhow halka laga qadayo ceelashaasi.

Dadka Deegaanka Ayaa Gargaar.net U sheegay in ay aad uga Walwalsan yihiin Xanuunkan oo aan Magacna Loo Heyn Dawo iskadaaye ee Dadka Soo Ridanaya.

Bikaanadii Uu Saaneeyey ayaa La sheegay in Lagu Arkay Iyagga oo Indhaha iyo Qeebaha Jirka Badankiiba ay Jaalle Noqonayaan iyo In uu Sanka ama Afka uu Dhiig ka keeno Kahor inta aysan Xumadu soo Ridan iyadda oo intaa kadibna uu dhimanayo sida uu Gargaar.net u sheegay Midkamisa Dadka Reer Jigjiga.