DEG DEG : QARAX LALA Eegday Gaariga Gudoomiye Ku xigeenka Amniga Degmada Kaxda

0
221

Qarax ayaa lala beegsaday Gaari uu saarnaa Guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada Kaxda Cabdinaasir.

Qaraxa ayaa ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso waxaa ku dhaawacmay Guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada Kaxda.

Waxa Qarax  lala haleelay  Gudoomiye Ku Xigeenka gaarigiisa oo marayay   Xoosh ee degmada dharkeynlay.

Sidoo kale waxay wararku sheegayaan in ay dhinteen qaar kamid ah Askartii la socotay.