BANAANBAX LAGU TAGEERAYO SHEEKH SHAAKIR AYAA KA DHACAY DHUUSAMAREEB

0
244

Banaabax Lagu Taageeraayo Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusunna Sheekh Shaakir   ayaa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.

Dadka banaanbaxa dhigayey ayaa salaada Jimcaha kadib isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada dhuusamareeb.

Waxa uu ahaa banaanbaxu mid ay dadka ku tageerayeen sheekh shaakir oo loo doorday madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaanada Garabka Ahlusunna wal jamiica  ayaa Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug u doorday  Sheekh Shaakir  oo ahaa madaxa Xukuumada Dowladd Goboleedka Galmudug.