Madaxweyne Deni Ayaa Ka Hadlay Dagaalka Lagula Jiro Al Shabaab.

0
188

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay sida loogu guuleyso karo dagaalka lagu lajiro Xarakada Al-Shabaab.

Waxa uu madaxweynuhu Carabka ku dhufday in laga Daalay dagaalka Al Shabaab ee dhinaca millateriga ah ee lagula Jiray.

Madaxweyne dani ayaa sheegay in  Khaab dagaaleedka hada lagu lajiro   Xarakada al Shabaab  loo baahan yahay in la badal,islamarkaana xalka uu ku jiro in loo wajaho dagaal dhinaca Dhaqaalaha ah.

Sido kle waxoo edeyn u jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu dibaaxay in ay dayacday  Amaanka Dalka .

Madaxweynaha  Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadalkaan yiri xili oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka kenya.