Maleeshiyaadkii Ku Dagaalamaye G/Mudug Oo La Kala Qaaday.

0
206

Wararka aynu ka heleyno Gobolka Mudug ayaa Kuwaramaya in Maanta lagu guuleestay in lakala Qaado Maleeshiyaadkii ku Dagaalamaye Gobolkaas.

Maleeshiyaad u abaabulan Qaab Beeleed ayaa dhawaanahanba Ku Dagaalamaye Gobolka Mudug balse Maanta ayaa Dadaal dheer Kadib Lagu Guuleestay.

Maalmihii ugu dambeeyey Waxaa Soconaye Dadaalo lagu doonaye in Maleeshiyaadkaa lagu kala qaado oo ay wadeen Taliska CXDS iyo Mas’uuliyiinta Maamuladda Pubtiland iyo Galmudug.

Wararka haatan aan heleyno waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Lakala Qaaday oo lagu guuleestay lana geeyey Goob Gaara oo lagu ogaanayo si Colaada Loo Baqtiiyo.