Roobab Lixaad Leh Oo Habeenkii Labaad Ka Da’aya M/Muqdisho.

0
192

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadii Dalka waxaa Caawa Habeenkii Labaad Ka Da’aya Roobab Lixaad leh kuwaasi oo Saameeey Dadka iyo Duunyada.

Roobabkan ayaa kusoo aaday xilli Mudooyinkii Dambe Magaaladdu uu Kajiray Kuleel aad udaran Dadkuna ay Wada sugayeen.

Dadka reer Muqdisho ayaa dareemaya Jawi kaduwan Jawigii Ay waayahan ku jireen oo ahaa Jawi kulul madaama Nimcada Eebe ay ku dul da’ayso waxaana ay eebe weyne Ugu Mahdinayaan Nimcadiisa.

Dadka Danyarta ah ee kunool Caasimada Muqdusho ayaa Ubaahan Gargaar madaama Dadka qaarkood ay yihiin kuwa kunool Guryo Cowshado ka sameysan kuwaasi oo aan awoodin in ay iska jiiraan Dhibicda Toobka.

Wadooyinka Qaar ee Muqdisho ayaa ah kuwo ay biyo Fadhiisteen.

Allow_Nimcadaada_Noo_Siyaadi.