Saraakiil Ciidan Oo Gaartay Guraceel Oo Lagala Wareegay ASWJ.

0
220

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidamo Geysay Deegaanadii Lagala wareegay Ciidamadda Ahlu-Sunnah Waljamaaca.

Deegaanadda Waxaa kamida Degmeda Guraceel oo ay horay uga arimin jireen Ururka Ahlu-Sunah Waljamaaca.

Saraakiil Ciidan iyo Askar Fara Badan ayaa Maanta Gaartay Guraceel.

Saraakiisha Taliska Qaybta 21-aad sida Taliyaha Qaybta Gen: C/Casiis C/llaahi “Qooje” iyo Taliyaha Guutada 15-aad Gen: Mascuud Maxamed oo uu wehliyo Agaasinka Nabadsugida gaarka ah ayaa gaarey Saldhiga Degmada Guriceel iyo goobo Kale oo amaankooda ay la wareegeen Ciidamada Dowlada Faderaalka.

Wixii arimahan kusoo kordhaa kala soco Gargaar.net “U Hiiliyaha Umadda Soomaaliyeed”.