Hadal Jeedinta Xafladda Caleemo-Saarka Axmed Madoobe Oo Socota.

0
237

Magaaladda kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Si Toos ah Maanta uga soconeyso Xafladda Caleemo-Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

Munaasabaddaa oo siweyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ay ka soconeysaa Kismaayo iyadda oo dhowr jeer oo horena uu dib udhac kuyimid balse manta ayay siurtagashay.

Waxaa ka qeybgalaya Mas’uuliyiin Hore, Xildhibaano katirsan labada gole ee dowladda, Wufuud mataleysa Axsaabta Siyaasadda Dalka, iyo Marti sharaf kale oo Caalami ah.

Xilligan waxaa ka soconaya Kismaayo hadal jeedinta Munaasabadda Caleemo saarka iyadda oo ay khudbeynayaan Mas’uuliyiintii Munaasabada Lagu Casuumay.