(DAAWO): Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Jeediyey Qaramada Midoobe.

0
261

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo ka Qeybgalay Shirka 74-aad ee Golaha loo dhan yahay ayaa Waxaa uu Khudbad uu ka jeediyey Kaga Hadlay Arimo Fara Badan.

Arimaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa In uu Qaramada Midoobe u sheegay Go’aanka DFS ee ku aadan Muranka Dhinaca Badda ee Kala Dhexeeyo Kenya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADDA.