Xalfada Caleema-Saarka Axmed Madoobe Oo Dib Loo Dhigay.

0
248

Maamulka Axmad Madoobe ayaa dib u dhigay Xafladda Caleemo saarka hoggaamiyaha maamulkaas oo lagu waday in maalinta beri ah ay kismaayo ka dhacdo.

Jubbaland ayaa sheegtay in dowladda Federaalka ay hor istaagtay in munaasabadda caleema saarka ay qabsoonto maadama dowladdu soo rogtay Amaro lagula soconaayo dhaq dhaqaaqa Maamulka Axmad Madoobe ee dhawaan la doortay, lamana sheegin waqtiga xafladda caleemo saarka ay qabsoomi doonto.

Dhawaan ayey aheyd Markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Is Hortaagtay Wafdi Balaaran Oo uu Hogaaminaye Madaxweynihii Hore ee Dalka oo Doonaye in ay Gaaraan Kismaayo Oo Diyaaradii siday la xanibay.

Madaxdaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shàiif Sheakh Axmed ayaa Kismaayo u aadaye si uu uga Qeybgalo Caleemasaarka Axmed Madoobe Balse Amar kasoo baxay DFS ayaa lagu hakiyey Diyaaradii qaadi laheyd.

Balse Talaanadaas waxaa Cambaareeye Madaxda Axsaabta Siyaasadda Dalka iyo Maamuladda Jubbaland iyo Puntiland.