Is-Bedel Lagu Sameeyey Agaasimeyal Katirsan Wasaarada Gaadiidka Iyo Duulista Hawada XFS.

0
223

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XSF mudane Maxamed Cadullaahi Salaad(Oomaar) ayaa lagu shaaciyay isbedel lagu sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxaha ee wasaaraddaas.