(VIDEO): Ururka Suxufiyiinta Puntiland Ee ‘MAP’ Oo Cambaareeye Go’aankii Shalay Puntiland Ku Soo Rogtay Warbaahinta.

0
210

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Puntiland Ee MAP Maxamed Daahir Ceynsane ayaa Si kulul uga Hadlay amarkii Shalay kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntiland ee ku aadana in Warbaahinta iyo Wariye yaasha Ka Howlgala Puntiland ay isi soo Diiwaangaliyaan.

Warqad ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa Saxafiyiinta Looga Dalbaday in ay Isi soo diiwaangaliyaan Waa kuwa Ka Howlgalo Puntiland e iyadda oo Warbaahintii ama Wariyihii aan is diwaan galinna Loo Aqoonsan doono Wariye U Eke.

Gudoomiyaha Ururka MAP ee u dooda Xuquuqda Warbaahinta iyo Wariye yaasha Puntiland ayaa sheegay in Shaqada Isdiiwaangalinta uu leedahay Gudiga Sare Ee Wabaahinta Puntiland Balse aysan Laheyn Wasaaradda Warfaafinta.

Wasiirku isaga Oo Hurda un Buu Qarway, Waxii uu ku qarway ayuuna isaga Hadaaqay” ayuu yiri Maxamed Ceynsane.

Halkan Hoose Ka Daalaco Video-ga.