Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Kusimihi Taliyaha Qeybta Boliska G/Hiiraan iyo Kan M/Beledweyne.

0
201
War Sugan Oo Aan Dhanna Ujanjeerin

Warqad Qoraalla Oo La soo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Qiidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya Qeybta 27-aad ayaa lagu sheegay in Shaqo Jiijin Lagu Sameeyey Taliye Yaal Ciidan.

Saraakiishan Shaqo Joojinta lagu sameeyey ayaa kala ah Kusimihii Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cabdi Mahad alle iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Magaaladda Beledweyne Gashaanle Cabdi Cumar Siyaad.

Warqadda ayaa lagu sheegay in Shaqo Jiijintan ay ka dambeysay kadib Codsigii Maxkamadda CQS ee Soomaaliya ee ku aadanaa in Saraakiishan Maxkamaddu Horyimaadaan iyadda oo Qeebaha Boliiska Hirshabelle laga Dalbaday in In ay u hogaansamaan Awaamiirta Maxkamadda Lagana sii Amar qaato Kuxigeenada Raggan.