Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dhuuso-Mareeb iyo Shirka Oo La Soo Xirayo.

0
209

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu Saacadaha ina soo aadanba gaaro Magaaladda Dhuuso Mareb ee Gobolka Galgaduud.

Magaaladda waxaa mudooyinkii damb ka socday Shirka Dib-U-Heshiiaiinta Beelaha Daga Deegaanadda Galmudug kaasi oo uu furay Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Shirkaa Waxaa uu ahaa mid ay qabanqaabadiisu laheed Wasaaradda arimaha Gudaha iyo Dib-U-Heshiisiinta XFS kaasi oo lagu doonaye in lagu dhiso Galmudug loo dhan yahay.

Madaxweyne Farmaajo ayaan lafilayaa in marka uu tago Dhuuso-Mareeb uu shirka Soo xiro iyadda oo gabagabada Shirkana Laga soo saari doono War- Muriyeed ku saabsan qodobadii laga wada hadlay.