Gor-Gor Caruur Ku Laayey Degmeda Shaamo.

0
447

Wararka aynu kaheleyno Deegaanada Soomaalida Ethobia ayaa sheegaya in Haadda Nuuca looyaqaano Gorgorka uu halkaa ku laayey Caruur.

Deegaanka Caano-Madoow oo Hoostaga Degmeda Shaamo ee gilinka Shanaad ayaa lasoo warinayaa in Gorgorkan uu ku  Laayey Caruur.

Inta laxaqiijiyey ilaa Sedex Caruura ayuu Dilay Gorgorkan.

Haaddan ayaa dadka deegaanka ay qaatiyan kataagan tahay iyadda oo Xusid mudan tahay in Deegaanku ay ka taagan tahay xilligan Abaar Ba’an oo saameysay Dadka iyo Duunyadda sida Gargaar.net ay u xaqiijiyeen Dadka Deegaanka.